Fiidyaw Tababarka Gaadhi Xamuul Clean Diesel aha

Ku soo dhawow dariska onlaynka ah. Fiidyowyadan taxanaha ah, waxaanu kaa caawin doonaa inay kuu iftiinto mishiinka gaadhiga clean diesel ah si markaa si dhaanta aad ugu fahmi karto gaadhigaaga xamuulka, sarena ugu qaadi karto waxtarkiisa kuugu bato.

Gawaadhida cusub waxay leeyihiin teknooloji lagaga hortago wasakhda naaftada.  Wasakhda tuunbada hawada naaftadu wuxuu saameyn karaa cid kasta – gaar ahaan kuwa ku nool, ka shaqeeya iyo kuwa taga dugsi ku dhaw jid baabuurta oo wayn. Wasakhda gawaadhida naaftada ee hore waxay keeni karaan dhibaatooyin caafimaad oo halis ah sida xiiq, wadne xanuun, kansar iyo jirada lagu dhasho.

Guudmarka Tobobarka

Dariskan fiidyowga ah waxay ku tusin doontaa sida aad u daryeelayso gaadhigaaga clean diesel, oo iska ilaali inaad u samayso dayactir qaali ah, oo lacagta shidaalkana hoos u dhig. Tobobarkan waxaa loo qaybinayaa todoba fiidyaw.

1.  Fahanka kaaga Clean Diesel Baabuurta waa wayn

Qodobada Muhiimka ah

Fahanka sida baabuurkaagu u shaqayn karaa:

  • Caawisa dhammaynta cadhadda
  • Badbaadi lacagta


2.  5 Qaababka Clean Diesel Baabuurta waa wayn Way kala duwan yihiin

Qodobada Muhiimka ah

Clean diesel Baabuurta waa wayn waxay u shaqeeyaan si ka duwan baabuurtii waa waynad ee hore

  1. Idling waxay waxyeeshaa injiinka
  2. Nalka kawarka la iskama dhaafi karo
  3. Liigaga waa in la sameeyaa isla markaaba
  4. Ideal RPM way ka duwantahay
  5. Dayactirku aad ayuu muhiim u yahay


3.  Clean Diesel Qalabka Maamulka Wasakhaynta Hawada ee Baabuurka wayn

Qodobada Muhiimka ah

Is barbar dhiga Nidaamka DPF iyo DEF 

DPF Nidaamka

  • Gudaha 2007 iyo injiinadaka cusub
  • Ururiyaa gubashada (soot) iyo dambaska (ash)
  • Waa in gacanta lagu nadiifiyaa si looga saaro dambaska

DEF Nidaamka

  • Gudaha 2010 iyo injiinadaka cusub
  • U beddelaa igsooska mid ka waxyeelo yar
  • U baahan yahay DEF dareere


4.  Diesel Particulate Filter (DPF) Regens

Qodobada Muhiimka ah

  1. Igsaaska kulul waxa uu nadiifiyaa baabuurkaaga wayn DPF
  2. Haddii kaaga DPF nalku uu daaran yahay, waa inaad qaadaa tallaabo
    • Si adaga leewarka u saar injiinka si loo sameeyo Active Regen (ikhtiyaar)
    • Haddii taasi aanay shaqayn, bilow Parked Regen
    • Haddii taasi aanay shaqayn, u qaad baabuurkaaga wayn si looga shaqeeyo


5.  Qeybaha injiinka ee saameeya DPF

Qodobada Muhiimka ah

  1. U dayactir dhammaan injiinkaaga si caadi ah si aad isaga ilaaliso DPF problems
  2. Haddii aad ku qabto dhibaatooyin joogta ah kaaga DPF, ka eeg inta soo hadhay injiinkaaga dhibaatooyin kale


6.  Dayactirka lacag kaydinta

Qodobada Muhiimka ah

  1. Ka hubi injiinkaaga maalin kasta liigitaanka & isticmaalka dareeraha
  2. Hubi inaad ogtahay:
    • Habka caadiga ah ee Baabuurkaaga wayn jadwalka dayactirkiisa
    • Marka baabuurkaagu u baahdo clean diesel makaaniga
  3. U samee dhibaatooyin kasta si degdeg ah!


7.  DPF Nadiifinta iyo Beddelida

Qodobada Muhiimka ah

DPF Nadiifinta iyo Beddelida

Makaani ha nadiifiyo ama ha beddelo DPF ugu yaraan hal mar sanadkii

Husbo in makaanigu:

  • Hubiyaa DOC iyo SCR waxyaabaha ku gufaysma
  • Sameeyaa kululaynta isgaaska
  • Buuxiyo DPF Cleaning History Xaashida (DPF Nadiifinta keliya)

Reconditioned  & Aftermarket DPFs:

  • Ka qiima jaban
  • Laga yaabo inay u shaqayso ama aanay u shaqayn si sax ah

Tijaabi Aqoontaada

Fadlan kadiskan gal si aad u aragto inta ay aqoontaada gaadiidka Clean Diesel le'eg tahay!

Start Test Somali Opens in new window

Barnaamijka Fagtuurka Nadiifinta DPF waa la xidhay.  DPF Fagtuurka Nadaafadu iminka lama heleyo.

Hadii aad wax su’aal ah qabto fadlan la hadal 206-689-4057 ama iimeel u dir bethc@pscleanair.org.

Mahadnaqa

Puget Sound Clean Air Agency Waxay jeclaan lahayd inay qof kasta u mahad celiso kuwaas oo ka caawiyay inay suurageliyaan tababarka fiidyahan, ay ku jiraan darawalda baabuurta wayn ee lagu arkay taxanaha fiidyahan, kuwan bixiyay khibradooda farsamada dayactirka baabuurta waa wayn, iyo xubnaha bulshadda ka caawiyay turjumaada fiidyahan.

Afeef

Puget Sound Clean Air Agency ma taageerto summado gaar ah ama alaaboooyin.

Dhammaan summadaha laabta lagu muujiyay fiidyahan waxaa loo bixiyaa sidii tusaalooyinka waxbarasho oo keliya oo ku daristooda fiidyahan looma qaadan karo taageerada Puget Sound Clean Air Agency.